Falastiini kale oo weerar geystay iyo Xiisad ka taagan Magaalada Qudus (Sawirro)

13 jir Falastiini ah ayaa rasaas ku furay bariga Quddus, isagoo dhaawacay laba Israa’iiliyiin ah, sida ay saraakiishu sheegeen, iyadoo arrinatani ay timid maalin kadib markii weerar kale oo toddobo  Israiiliyiin ah lagu dilay bannaanka macbad Yuhuudu leedahay kaasoo ahaa weerarkii ugu dhimashada badnaa ee magaaladaas ka dhaca tan iyo 2008dii. Toogashada oo ka dhacday … Continue reading Falastiini kale oo weerar geystay iyo Xiisad ka taagan Magaalada Qudus (Sawirro)